Facebook Timeline

Nugaal University

20 hours 27 minutes ago

𝗞𝗨 𝗦𝗢𝗢 𝗗𝗛𝗔𝗪𝗔𝗔𝗗𝗔 𝗝𝗔𝗔𝗠𝗔𝗖𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗡𝗨𝗚𝗔𝗔𝗟!

Maanta waxaa si rasmi ah u bilowday tababar 5 maalmood ah oo loogu talagalay ardayda cusub ee Sanad tacliimeedkan 2026–2027, Iska diwaangliyey Jaamacadda.

Waa u diyaargarowga aqoonta iyo cilmi-baarista
Ma aha oo keliya bilowga waxbarasho waa bilowga himilo cusub iyo mustaqbal ifaya!
Ardayda cusub marlabaad kusoo dhawaada bahda Jaamacadda Nugaal.

#NugaalUniversity #OrientationDays2026 #ClassOf2026_2027 #NewBeginnings

Nugaal University

5 days 2 hours ago

Ardayda Kuliyadda Social Work ee Jaamacadda Nugaal ayaa Aqoon kororsi iyo tababar shaqo ku tagay Xarunta GBV/Stop Center ee Isbitaalka Guud ee Laascaanood. Booqashadani waxay qayb ka tahay barnaamijka Field Work Practice ee loogu talagalay in ardaydu ku xoojiyaan aqoonta iyo xirfadaha ay ku barteen fasalka si loo siiyo casharo itus-oo itaabsii (Practical).

Intii tababarku socday, ardaydu waxa ay fursad u heleen inay wax ka bartaan adeegyada la siiyo dadka ay saameeyeen Tacaddiyada Ka dhanka ah Jinsiga (GBV), hababka maareynta kiisaska (Case Management) , adeegyada taageerada nafsiyadeed iyo kuwa caafimaad ee la siiyo dadka tacadiyada la kulma iyo doorka shaqaalaha / adeegaha bulshada (Social Worker) ee ilaalinta iyo daryeelka bulshada.

Jaamacadda Nugaal waxa ay u mahad celinaysaa Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Waqooyi Bari si gaar ah Maamulka Hospitalka iyo hawl-wadeenada waaxda u adeegta dadka tacadiyada la kulma (GBV Centre) ee Lasanod General Hospital.

Allah Mahad Leh
Xafiiska Warfaafinta iyo xidhiidhka dadweynaha Jaamacadda Nugaal.
Info@Nugaaluniversity.edu.so

Nugaal University

1 week 1 day ago

Maamulka Jaamacadda Nugaal ayaa kulan mahadcelin ah u sameeyay Midowga Ardayda Jaamacadda Nugaal ( Nusu) iyo Qaar Ka mida dhallinyaradii sida wanaagsan u soo qaban-qaabiyay xafladdii qalinjebinta Jaamacadda.

Allah Mahad Leh
Xafiiska Warfaafinta iyo xidhiidhka dadweynaha Jaamacadda Nugaal.
Info@Nugaaluniversity.edu.so

Nugaal University

2 weeks 5 days ago

Congratulations on Your Research Achievement!

Nugaal University congratulates Abdikani Nour Jama,Lecturer in the Department of Economics and Islamic Banking, on the successful publication of his research article, “Impact of Remittances on Economic Growth in Sub-Saharan African Countries,” in Cogent Social Sciences, a Scopus-indexed journal.

The University appreciates Abdikani’s valuable contribution to economic research and extends sincere thanks to his principal advisor and mentor, Dr. Fassil Eshetu, for his academic guidance and continuous support.
Research Knowledge • Development Congratulations,
Abdikani Jama!

For further information, you can read and download the article in this link: doi.org/10.1080/23311886.2026.2729587

Nugaal University

3 weeks 1 hour ago

Kelmadda Madasha Xafladda Qalin-jebinta Ardayda Jaamacadda Nugaal iyo Hormuudka Kulliyadda Maamulka iyo Maareynta Ganacsiga, Mudane Axmed Maxamuud Cali.

Nugaal University

3 weeks 1 hour ago

#Highlights

Nugaal University

3 weeks 1 day ago

Sh, Dr Ahmed Jama Ismail.

Nugaal University

3 weeks 1 day ago

Nugaal University

3 weeks 1 day ago

Nugaal University

3 weeks 1 day ago

Sawiro: Gudoonsiinta Shahaadooyinka Ardayda.

Nugaal University

3 weeks 1 day ago

Mudane, Abdirahim Ali Ismail
Mayer ka( Duqa) Caasimadda Laascaanood ee
Dowladda Waqooyi-Bari Soomaaliya.
Hadal-jeedinta Xaflada Qalinjebinta Ardayda Jaamacadda Nugaal.

Nugaal University

3 weeks 1 day ago

Mudane, Jaamac Yaasiin Warsame,
Gudoomiyihii hore Baarlamaankii SSC Khaatumo.
Hadal-jeedinta Xaflada Qalinjebinta Ardayda Jaamacadda Nugaal.

Nugaal University

3 weeks 1 day ago

Mudane, Dahir Abdirizak Ingaydh
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta waxbarashadda, hidaha iyo Tacliinta sare
Dowladda Waqooyi-Bari Soomaaliya.
Hadal-jeedinta Xaflada Qalinjebinta Ardayda Jaamacadda Nugaal.

Nugaal University

3 weeks 1 day ago

Mudane Dr. Jaamac Aadan
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka
Dowladda Waqooyi-Bari Soomaaliya.
Hadal-jeedinta Xaflada Qalinjebinta Ardayda Jaamacadda Nugaal

Nugaal University

3 weeks 1 day ago

Marwo Saynab Cabdiraxmaan Maxamuud
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka
Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, iyo kelmeda madasha Xaflada Qalin-jebinta Ardayda Jaamacadda Nugaal.

Nugaal University

3 weeks 1 day ago

Kelmada Madaxweyne ku xigeenka, ahna kusimaha madaxweynaha Dawlada Waqooyi Bari Soomaaliya,
Mudane Abdirashid Yusuf Jibril, iyo Madasha xaflada qalin jebinta Ardayda Jaamacadda Nugaal.

Nugaal University

3 weeks 1 day ago

Hadal jeedinta Qaar Ka mid ah, masuuliyiinta Jaamacadda, madaxda Dawlada iyo Marti sharaftii Madasha kasoo qaybgashay.

Nugaal University

3 weeks 2 days ago

Sawiro: qaybta 7aad.

Nugaal University

3 weeks 2 days ago

Sawiro: qaybta 6aad.

Nugaal University

3 weeks 2 days ago

Sawiro: qaybta 5aad

Nugaal University

3 weeks 2 days ago

Sawiro qaybta afraad

Nugaal University

3 weeks 2 days ago

Sawiro: part Three.

Nugaal University

3 weeks 2 days ago

Nugaal University

3 weeks 2 days ago

Madasha diyaar garowga Xaflada Qalin-jebinta Jaamacadda Nugaal.

Nugaal University

3 weeks 2 days ago

Agaasimaha guud ee wasaaradda Ganacsiga, warshadaha iyo maalgashiga, Hoodo Maxamed Ibraahim oo ka mid ahaa ardaydii ka qalin-jabisay Jaamacadda Nugaal, ayaa hambalyo u diraya ardayda sannadkan ka qalin-jabinaysa Jaamacadda.

Allah Mahad Leh
Xafiiska Warfaafinta iyo xidhiidhka dadweynaha Jaamacadda Nugaal
Info@Nugaaluniversity.edu.so