Nugaal Univeristy | What you seek what we provide !!

Jaamacadda Nugaal ee xarunta Gobalka Sool waxaa Ka bilowday isdiwaangalinta ardayda cusub ee sanad waxbarashadeedka 2022 / 2023.

2022-09-01 03:12:17



Event Info

Ardayda kasoo qalin bedeletey Dugsiyadda Sare ee Dalka waxaa loogu bushaareynayaa in Jaamacaddu u diyaarisey Kulliyadaha Kala Duwan ee hoos ku qoran.

Xafiiska Warfaafinta Jaamacadda Nugaal.