Blog

Jan
17

Agreement between Neeleyn university: suudaan and nugaal university

  Jaamacadda Nugaal oo heshiis iskaashi waxbarasho la saxeexatay jaamacadda Afrika ee caalamiga ah ee dalka Suudaan Wafdi ka socda Jaamacadda Nugaal ee laascaanood oo ka kooban guddoomiyaha jaamacadda ustaad Cabdirisaaq Maxamed Aadam iyo hormuudka kulliyaadda shareecada Dr. Axmed Jaamac ismaaciil ayaa ayaamahanba safar shaqo ku joogay dalka Soodaan, safarkaas oo ujeedkiisu ahaa in la […]

By nugaal | Academic . Blog . Events
DETAIL
Jan
12
Jan
06
Jan
05

Training of ICT Directors

Somali Research & Education Network ( SomaliREN) training workshop on wireless campus network design and monitoring

By nugaal | Blog . Events
DETAIL
Jan
03

Master of Islamic Fighi upcoming event 5\1\2018 4:00 PM

xafaladda qalin-bedelashada dufacadda koowaad ee ardayda dhammaysatay heerka masterka fiqhiga isalaamiga ah, oo tiradoodu dhan tahay 8 arday. Waxaa xusid mudan inay niqaashi doonaan sideed professor oo phd shareecada ah, oo ka kala imanaya dalka gudihiisa iyo dibaddiisa. Waxaana halkan kuugu lifaaqan jadwalka difaacashada cilmibaadhisyada ay sameeyeen , iyadoo xafladda qalijebintuna ay dhici doonto casarka […]

By nugaal | Blog . Events
DETAIL
Dec
31

11th – 14th SOMALI REN AND 15th – 19th SomNOG2 Training

11th – 14th SOMALI REN SOMALI REN ayaa waxay tababar mudo dhawr casho ah soconaya u qabatay IT OFICERS ka jaamacaddaha, waxayna jaamacaddu u dirtay Faxdi Cabdiraxmaan oo ah IT OFFICERS ka jaamacadda tababarkaas ayaa ku saabsanaa sidii la iskugu xidhi lahaa jaamacaddaha hab caalami ah loona tayeyn lahaa nerwork gooda waxaa sidoo kale maalintuu […]

By nugaal | Academic . Blog . Events . Uncategorized
DETAIL
Sep
27

Graduation Day in 2017

Except to obtain some advantage from quis autem vel eum iure reprehenderit qui in ea voluptate velit esse quam.

By nugaal | Academic . Blog . Uncategorized
DETAIL
Jun
03

Meeting of African Universities #Earima

On the other hand we denounce with righteous indignation and dislike men who are so beguiled and demoralized.

By nugaal | Academic . Blog . Uncategorized
DETAIL
Page 2 of 3123

CONTACT

Email: info@nugaaluniversity.edu.so/
nugaaluniversity@gmail.com

Telephone:+252 63 755302,/ 754063
Address: behind the Central Mosque, L’Asanod.

TOP