DHAQAALAHA IYO SIYAASADA kuliyad cusub oo jaamacadda lagu soo kordhiyey

By | on July 27, 2017 | 0 Comment
Halka aynu weli kasoo kaban la’nahayba waa Dhaqaale xumada, oo waxa ina ragaadiyey Badeecado shisheeye, wax-soosaar la’aan,Sicir barar, Qiimo-dhac lacageed, Cashuur aan waxba lagu qaban iwm.
Kulliyad loo baahnaa ayaa inoo timi oo sanadkan inagu soo korodhey waxaan filayaa in dhalinta gashaa ay waxbadan bedelidoonaan.
Qalinkii Ahmed S Bille

Recent Posts

Author Description

No Responses to “DHAQAALAHA IYO SIYAASADA kuliyad cusub oo jaamacadda lagu soo kordhiyey”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *


*