ardayda kulayada XOOLAAHA IYO BEERAHA oo maanta 10/07/2017 ku difaacday hoolka jaamacaddena nugaal buugoodii qalin jabinta

By | on July 10, 2017 | 0 Comment

 


Maxamed Saleeban Cali waa arday ka mida ardaydii buuga difaacatay wuxuuna dareenkiisa u soo gudbiyey sidan hoos ku xusan

Ugu horrayn allah ayaa mahad oo dhan u sugnaatay nagu guuleeyey inaan si fiican u difaacano buugii aan mudada soo wadnay ee thesis book ee jaamacdda waxaanu saaka oo ay bishu tahay 10/07/2017 ku difaacanay hoolka jaamacaddena nugaal waxayna noo ahayd farxad aan sugaynay inaan mar uun soo bandhigno buugaagtaas aanu mudada wadnay e researchka.
Waxaan halkan uga mahad celinaynaa dhamaan bahda maamulka iyo macalimiinta eejamacdda nugaal
Sigaara waxaan ugu mahadcelinayaa macalimiinta departmentga agriculture and animal science oo uu ugu horeeyo hormuudaka kuuliyadda aqoonayahan cabdiraxman siciid cabdullah ( mr catooshe) Catooshe Siciidoo dedaal iyo horusocd fiican ku wada kuliyadda isagoon manta aan nagala soo qayb gelin difaacashada dhawac shil oo dhawaan soo gaadhay dartii hadeerna xaaladiisa caafimaad ay wanaagsanatahy waxan ka codsanaya in lo soo duceeyo allah inuu cafimadka inta u hadhay uu dhamaystirto allah inuu nabad uu noogu keeno. Sidoo kale waxan uga mahadcelinayna aqonyahan macalim kamida departmentgan axmed xashi Axmed Booxaoo kaalin fiican oo mug leh ka qaatay reserchkli aanu mudada diyaarinaynay kaasoo anan marnab ilaawi doonin sidii fiicnayd ee aan hagrashada lahayn ee uu noola waday buugga.
Waxaan sidoo kale u mahadcelnaynaa aqoonyahan mustafe hashi oo ku magac dheer dr jirde Mustafe Hashioo isaguna sifiican noola wadday buugaas ahna mid kamida aqoonayahnki naga difacay maanata.
Waaxan kalo oo an marnaba ilaawi doonin macalimiinta
Bashiir axmed ( mr xinne )
Jaamac axmed ducaale Jaamac Axmedducaale Ducaale
Jamac xeyd Jaamac Xay
Cumar ismaaciil daroor Omardaroor Ismail
Sidia wanagsan ay kuliyaddan u wadaan
Anigoon soo koobi Karin cidkastoo nagarab taagnayd dhan dhiirigelin ahaaned iyo dhankeleba waxaan halakn ka bogaadinayaa arddaydii sida fiicnayd aanu usoo wada qaadanay afartii sano ee degree anagoo maaanta buuxinay shuruudihii heerka kowaad ee jaamacadda waxaan kula dardaarmayaa inaan bulshada horumarino inaan ku dhiirano inaan bulshadan wax u qabano waxsoosaar samayno aqoontana sii wadano. Waxan leeyahay horusocod iyo guul

Author Description

No Responses to “ardayda kulayada XOOLAAHA IYO BEERAHA oo maanta 10/07/2017 ku difaacday hoolka jaamacaddena nugaal buugoodii qalin jabinta”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *


*