50 arday oo mudo saddex bilood ah loo carbinayey qaybta agriculture ka

By | on June 2, 2017 | 0 Comment

Maxamed Saleeban Cali waxa uu yidhiBismilaah alle ayaa mahad leh noosoo dhamaystiray courses kii aan soo wadnay mudo three months ahaa ardayda muuse yuusuf secondary school iyada oo course lagu soo qabtay jamaacada nugaal university gaar ahaan kuliyada beeraha iyo xanaanada xoolaha oo isku xilqaantay in ay ardayda gobolka gaadhsiiyaan cilmiga beeraha iyo xoolaha waxaana halkaa kugudoonsiinay shahaadooyin loogu talagalay ardaydii dhamaysaday course ka ardaydan oo gaadhaysay 50 arday siwacan ulaso socoday lectures ka waxa aan mu mahad celinayaa dhamaan macalinmiinta jaamacada nugaal iyo muuse yuusuf secondary oo howshan gacan kagaystay
macalimiinta courses kaasuna waxay kala ahaa yeen
Maxamed Saleeban Cali
Saleebaan Daahir Cali

 

 

Recent Posts

Author Description

No Responses to “50 arday oo mudo saddex bilood ah loo carbinayey qaybta agriculture ka”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *


*