Midowga dhalinyarta gobolka sool

By | on March 18, 2017 | 0 Comment

Kulanka qaadhaan Ururinta ee Abaaraha Lasanod
=======================================
Kulankan oo ay soo qabana qaabiyey Ururka Midowga Dhalinyarada ee gobolka Sool ayaa caawa waxaa ay ku qabteen Kulan lagu ururinayo qaadhaan loogu gurmanayo dadka ay abaaruhu saameeyeen ee guud ahaan dalka Soomaaliya gaar ahaan gobolada gobollada Sool Sanaag iyo Cayn .
Kulankan oo ay ka soo qayb galeen hal doorka dhalinyarada Jaamacadaha Dugsiyada Sare , Macaahida , ganacsatada Culimada warbaahinta iwm , kuwaasoo u damqaday dadka walaalohooda ee ka arradan baahiyaha asaasiga noloshada .

Ururkan ayaa soo bandhigay warbixino Qoraal iyo Muuqaal iyo waliba maqalba ku saabsan xaalada adage e ay ku jiraan dadka soo guurtada reer baadiyaha iyo Tuulooyinka ay ku sugan yihiin .
Dhalinyaradan aya Waxaana ay bulshada ka codsadeen inay bixiyaan wax kasta oo ay ku caawin karaan dadka ay abaaruhu saameeyeen ee walaalohooda .

QL mawliid ismaciil

Recent Posts

Author Description

No Responses to “Midowga dhalinyarta gobolka sool”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *


*