Ka qayb qalkii xaflada dhimirka

By | on February 26, 2017 | 0 Comment
0

Xafladii sanad guurada ee loo qabtay dabayaaqadii bishii dhamaatay dadka dhimirka

waxa uu Gudoomiye ku xigeenka jaamacadda Nugaal
Cabdinaasir Barre (Shaybe) si waano iyo wacyi gelin ah uula hadlay dhamaan ka soo qayb galay

macalin jaamac isna waxa uu ahaa dadkii cisbitaalka dhimirka ku jiray balse ku caafimaaday waxa uuna noqday macalin wax ka dhiga cisbitaalka dhimirka

waxa uuna ku waniyey dadkiisa in aan dadka la eegan ee loo istaago in la is garab galo taasina waa tan uugu muhiimsan xaga wada noolaanshaha

 

 

Author Description

No Responses to “Ka qayb qalkii xaflada dhimirka”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *


*