Cawayskiyo_haldooradeena

By | on January 1, 2016 | 0 Comment
0

 

 

waxay ardaydeenu doorbideen in lasiiyo fursad qaaliya taas oo uu haldoorkeenu bulashiisa ku celinayo cilmiga uu alle dhaxal siiyey
waxa mawduucan dooray in bilkasta la qabto ururka midawga jaamacadda ee NUSU

haldoorada caawa bulshada ku soo celinayey cilmiga uu alle baray waxaa kamid ahaa Dr.c/waaxid xaashi xasan oo ah gudooiyaha mahal soomaaliya iyo Dr.Axmed jaamac Ismaciil Mirre (Abwaan) oo ah lafdhabarta bulshadu ku dhaqdhaqaaqdo
dareensiinta iyo xoojinta kartida dhalinta ku duugan ayaa cadaatay kadib markii si layaableh loo dhiiro geliyey dhalintiii goobtaas timid iyo kuwa wakhtigu u saamaxaynba
gudoomiyaha ururka jaamacadda waxa uu isla goobtaas waxa ka soo jeediyey tix uu hal abuurkeeda lahaa taas oo ah sidan hoos ku xusan
Aqoontiyo heerarkeeda
tusaaliyo hoga tuskeeda
si ayn u helno rugteeda
hankaga sii inaad timaado
nugaal iyo haldooradeena
hubaal adigaa riyaaqi
kolkaad madashaa haleesho
cilmiga haqabtira quluubta
ka reeba halawga baas
u hoosa hadhaanan tagayn
bulshoy haddimada jahliga
inayn ka huleelno weeye
nugaal ilin keedu waakan
imaw xiliyada haldoorka

hadaba umada soomaaliyeeday balanteenu waa la socodka iyo ka fa’idaysiga haldooradeena meelkasta oo ay joogaan

   

Tags:

Recent Posts

Author Description

No Responses to “Cawayskiyo_haldooradeena”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *


*