Kulankii Jaamacaddaha Soomaaliya

By | on January 26, 2013 | 0 Comment
0

 

jaamacada Nugaal oo Heshiisyo Taabo Gal ah Soo saxiixday

Contributors: Mohamed Abdy Gudy (owner), ‎عاشت امة الصومال‎, Abdi Boss and 15 others

Jaamacada Nugaal University oo xidhiidh Cusub lasamaysay oo xaga Master programka ah Jaamacada dhigeeda ah eee kutaala Uganda eee Islamic University In UGanda oo ah Jaamacadda Labad ee Wadanak, taas oo uu in mudo ahba la joogay gudomiyaha jaamacada Nugaal University Professo Abdiaziz Adam uu layeeshay kulamo badan, Laguna kala saxeexday heshiis taam ah iyo wada shaqayn labada jaamacadood ah, ayna usoo dirayaan macalimiin dhigta Master programka jaamacada Nugaal University oo bilowday sanadkan Master.

Programska Jaamacduhu ka wada shaqayn doonaan ayaa waxa ka mid ah qaybahan hoos ku xusan kuwaas oo dad badani aad uugu farxeen waana guul wayn oo inoo soo hooyatay dhamanteenba

Tags:

Author Description

No Responses to “Kulankii Jaamacaddaha Soomaaliya”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *


*