Qalin Jabintii 2015

By | on January 26, 2013 | 0 Comment

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa ardaydii ka qalinjabisay Jamacaddda Nugaal Ilahayna waxaan uga baryeynaa inuu ku anfaco wixii ay barteen. waxaan kaloo hambalyeynaynaa walidiintooda iyo macalimiintii mudda dheer wax soo barayey, Kuliyadaha laga qalinjabiyey

1. Business Administration,

2.Community Development &Leadership,

3.Sharia &Islamic Study,

4.Computer Science,

5. Arabic Language,

6.Nursing Degree iyo Post Graduate diploma of Islamic Study(Darasatul Culyaa) Ilaahay baa mahad leh Dhamaanteed. Alle-hii inoo suura galiyey in ay sifiican noogu qabsaanto Xafladda qalinjabinta dufcadii 6aad ee Jaamacadda Nugaal oo ay ka qalinjabiyeen 174 arday oo isugu jira hablo iyo inamo

0

Tags:

Recent Posts

Author Description

No Responses to “Qalin Jabintii 2015”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *


*