Beeraha Lascanod iyo ardayda

By | on January 26, 2013 | 0 Comment
0

Qaybo Kamida Ardayda Kuliyada Agricultural
And Animal Sceince Ee Jaamacda Nugaal
University Ayaa Saaka Booqasho Kutagay
Dalagayada Ka Baxa Beeraha Nawaaxiga
Gobolka Sool iyagoo U Kuur Galaya Waxyaa
Laha ka jira Beeraha Gobolka Islamarkaana
Aqoon Kororsi soosiiyey Beeralayda Ku
Saabsan Cudurada Ku dhaca Dalaga iyo
Daawaynta Tooda Iyo Weliba Sida Ay U
Isticmaali Lahaayeen Sumaha Ama Cayayaan Dilayaasha {How To Use
Chemical’s And Pesticides Of Disease }

Tags:

Recent Posts

Author Description

No Responses to “Beeraha Lascanod iyo ardayda”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *


*