Tababarka Dhalinyarada

By | on January 26, 2013 | 0 Comment
0

Waxaa holl-ka #Jaamacada_Nugaal Ka bilaabmey Tababar muhimadiisu aad usareyso waxaana loogu talagaley dhalinyaradda ka soojeeda labada beelood ee Beesha Mohamed Garaad ( Bahararsame) iyo Beesha Abdi Garaad( Qayaad) waxaana lagaga hadlayaa muhimada ay leedahay nabadu iyo dhibaatada ay leedhaya Colaadu, waxaana training kaas gadhwadeen ka ahaa talodaag,
#Mohamed Abdiqadir Stanza oo ah Macalimiinta ugu cadcad Jmaacadda Nugaal Dhanka wax dhigista ayaa inooga faaideynaya Training ka. fadlan anu si wada jir ah ugu ducayno in colaadaasu danto nabadduna inoo dhalato. Amiinta raaaciya umaddey.

 

Tags:

Recent Posts

Author Description

No Responses to “Tababarka Dhalinyarada”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *


*