Dhismaha_cusub_ee_la_bilaabi_doono_insha_allaah

By | on January 26, 2013 | 0 Comment
0

 

soomaali waxay ku caanbaxday iskaashiga , dadkii horena waxay dhaheen iskaashato ma kufto,

Baahida bulshada ku nool gobolka sool ayaa noqotay in ay dhistaan jardiin ku xayn daaban dhismaha cusub ee jaamacaddu leedahay

wada hadal iyo tashi dheer kadib bulshada qaybaheeda kala duwani waxay isku raaceen in la’aas aaso lana gudo galo fulinta dhismahaas

waxaa si xoogan gacanta uugu qabtay doortayna in uu fuliyo mid kamida haaydaha ka jira isla gobolka (DDG)

hadaba umadi wadajir ayey wax ku noqotaaye aynu si wada jira uwada shaqayno insha allaah mar kasta

 

Tags:

Author Description

No Responses to “Dhismaha_cusub_ee_la_bilaabi_doono_insha_allaah”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *


*